Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
43

tacsiDhammaaan  Xubnaha iyo qoysasaka Jaaliayadaha Koonfurgalbeed ee  ku nool qaarada north ameerica waxa ay tacsi u dariyaaan dhammaan caruutii, qoyskii, qaraabadii iyo ehaladii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee Marxuun Ugaas Mohamed Macallim Isaaq (Ugaas Madhawiye).

Waxaa halkaan tacsi loogu dirayaa dhammaan reer  Mo’allim Isaaq meel kasto oo ay ka joogaan dunida.  Waxaana Allah ugu baryeynaa Inuu Jana Alla ku abaalmariyo, ehelahdii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan Alla kas siiyo.  Amiin Amiin Amiiin

Daafeet.Com