Fiirso:- Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Sida Ay Kenya Iyo Itoobiya u Galayaan Somaliya Iyo Xaalka Siyaasiga Somaliyeed

1
74

Amin_Amirfarashaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa sawirka waxaa uu ku cabirayaan dhoohsanaanta siyaasiga somaliyeed iyo dhagarta ay somaliya ku hayaan itoobiya iyo kenya

amiin

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. TANI WAA RUNTA OO QAAWAN, CID DAFIRI KARTANA MA JIRTO.

    SOMALIA WAXEY U BAAHAN TAHAY MADAX IYO SIYAASIYIIN WADANIYIIN AH, ILAAHEYNA KA CABSADA OO TUUGADAAN DALKA 24 SANO IIBSANAAYEY LAGA QABTO, CADAALADANA LA HORGEEYO.

Comments are closed.