Wareegto..Golaha guurtada KoonfurGalbeed oo ku dhawaaqay inay Isniinta dooran doonaan Gudoomiyaha gobolka Bay iyo degmooyinka.

1
86

golahaGolaha guurtada KoonfurGalbeed ayaa Warsaxaafadeed ay kasoo saareen xaruntooda magaalada Baydhabo waxay ku sheegeen in maalinta Isniinta dooran doonaan Gudoomiyaha gobolka Bay iyo gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Baay.

Halkan ka akhriso Wareegtada

 

goaanka-olha-guurtida

goaanka-golaha-gurtida-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

1 COMMENT

  1. Maansha Allah ka dhabeya ee kuwa qeyr Qabana uu doorta illaheyna ha idin fududeyo Aminnnnnnnn.Golaha Guurtada Koonfur Galbeed Guul Waarta Allah ha Idin Siiyo Aminnnnn

Comments are closed.