Ciid Mubaarak

1
41

kabaWaxaa mahad leh ALLAH inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adhxa halkaan uga dirno dhammaan Ummadaha Islaamka,Ummadda Soomaaliyeed iyo akhyaarta ku xiran Daafeet.com waxaana leenahay ku wada ciida caafimaadsan.

Xujayda sannadkana waxaan u rajaynaynaa inuu ALLAH ka aqbalo Camalkooda siiyana Denbi dhaaf,Baraare iyo Barwaaqo.Aamiin
Ciid Mubaarak..Ciid Mubaarak..Ciid Mubaarak.

1 COMMENT

  1. E- EMBRACE WITH OPEN HEART.
    I- INSPIRE WITH IMPRESSIVE ATTITUDE.
    D-DISTRIBUTE PLEASURE TO ALL
    EID MUBARAKH ,
    Allah ha naga yeelo kuwi ducadoda la aqbalo ASWT Xaqqa ku mideyo Amiinnnnnnn.

Comments are closed.