Xildhibaan Xuseen Baantu”Kismaayo waxaa jooga ummad kasoo duulay Galbeed iyo NFD””

0
28

xuseen-Bantu-Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantu) oo maanta ka jawaabayay su’aal ku saansan aragtidiisa Shirka Kismaayo ayaa waxa uu sheegay in shirkaasi ay la wareegeen dad gaar ah isla markaana laga weeciyay hannaankii loogu tala galay.

Xildhibaanka ayaa dhanka kale xusay in madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya socdaalkiisii Kismaayo iyo furitaanka shirka uu ahaa mid uu ku deg degay.

Hoos ka dhageyso codka Xildhibaanka

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga