Dheygeyso:- Madaxweyne Madoobe Nuunow oo Warbaahinta Kula Hadley Magalada baydhaba

0
49

madoobeMadaxweyne dowlad goboleedka koonfur galbeed Madoobe Nuunow ayaa shaaciyay in kooxaha isku baheystey in ey sameeyaan maamul seddex gobol ah in ey kasoo horjeedaan midnimada iyo danaha guur ee shacabka koonfur galbeed.
Madaxweynaha ayaa xusay in aysan ogolaan doonin in la hor istaago rabitaanka shacabka gobolada lixda ah ee loo sameeyay maamulkaasi oo uu tilmaamay in ay si loo dhan yahay u sameysteen shacabka degan goboladaasi.

 

madobe nunow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

madobe nunow mobil

 

Daafeet.Com