Dhegayso wararka Wadajirradio Atlanta

0
31

wadajiro

 

 

 

 

 

–Dadaalo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo socada iyo agaasimaha hay’ada Nabad sugida oo la magacaabay
—Ciidamada deegaanka beesha Biyomaal oo maanta kula dagaalamay deegaanka No50.
—Wali magaalada Baydhabo waxaa ka socda shir ay diidanyihiin shacabka magaalada Baydhabo kaasi oo ay gadaal ka riixayaan siyaasiyiin leh dano gaar ah.
—Magaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo dhowaan waxaa ka furmaya shir ay isugu imaanayaan Beesha Sade.
—Shirkii ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa hakad ku yimid ka dib markii ergooyinkii lagu casuumay ay imaan waayeen.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

ku dhegayso Moobilkaaga