Dhegeyso:- Wareysi An La Yeelaney Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

1
26

nuunetWaxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane Madobe Nuunow Maxamed isaga oo jooga magalada baydhabo, Madaxweynaha ayaana wareysaney halka uu maraayo shirka uu jawaari ka furey magalada baydhabao wuxuuna inoo sheegey in shirka uu u furmey qiyaano taasoo ey hishiis ku ahaayeen sedaxda masuul ee ughu sareysan xukuumada federalka.

Madaxweynaha ayaa waxaa kaloo uu aad ugu nuux nuuxsadey in xukuumada ey baal marney dastuurka iyo rabitaanka shacabka.

Halkan hoose ka dhegeyso wareysigiisa oo dhan

 

wareysi madobe nunow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

wareysi madobe nunow mobil

 

Daafeet.Com 

1 COMMENT

  1. Mudane nuunow caniga waxaa ila feeca in caan dhisano 3 gobal oo can bay bakol sh hoose. In dawlada iyo caalmkan loo sheego in eedamada haweye laga saaro shhoose. Waa in dawacat loo diro taliyaha ugu sareyo amisom niclas key igada eu danjerayaasha jooga wadanka maadam wadanka u yahay federal in dadka degaanka loo qoro cidamo degaanka ah. Carinta waxaa looga bahanyahay in cay xooga saraan nimanka soo dhiso rabo maamul gobaleedka maadam sh hoose uu yabhay dhul digilmirifle haweyana in runta loo sheego uuna laga safeeyo gobalka uu dhan sidaas ayaa xalka ku jiraa mudane nuunow tanaasulaadka wuu feecanyahay sii loo bad baadey dadka iyo deegaanka tan juban uu dacwad lago foro ahmed madowe casigo caan kasoo jeeden degaanka kismayo. Carinto sidaan bey ku waanagsantay cayey ila tahay. Dhamaan walaalaha digilmirifle oo af maay ku hadlaayo waxaa idinka cudsanlahaa in caat is cafisiin dar ilaahey oo caat isku naxariisataan sii dadkeen iyo deegaankeen caat ubat baatsantaan . Waana mahatsantaheen

Comments are closed.