Dhegeyso: Malaaq Shiine oo la Degtey Doontii Maamulka 3da Gobol ee Uu Ka Raacey Magalada Muqdiso

7
27

Malaaq shiineMalaaq shiine oo ka mid ahaa odayaashii maalinta cad go,aanka ku gaarey iney ka goostaan maamulka 6da gobol ee uu gacantiisa ku dhisay ayaa waxaa moodaa in ey la gadoontey doontii sedexda gobol eheyd ee uu ka raacey magalada muqdisho, Malaaqa ayaa waxaa uu sheegayaa in been loo sheegey wixii lagula hishiyeyna odayaashii raacey maamulka 3da gobol looga baxay.

 

malaaq shiine

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada 

 

malaaq shiine mobil

 

Daafeet.Com

 

7 COMMENTS

  1. Malaaq sheeno waa runtaa dulmiga nalago haayo. Waana mahat santahay in caan dhisano 3 gobol wey feecantahay tanaasulaad. Malaaq shiino waxaa kaa cutsan lahaa in ladhiso 3gobol loona shee beesha caalamka sida: igad taliyaha u gasareeyo amisom danjiraha somalia niclas key raisul wazaarah gudomiyaha barlamaamka united nationka iyo euda jamacada arabta iyo dhamaan inta safaradoo jooga wadanka in ciidamada haweye dhamaan laga saaro gobalka sh hoose oona dadka degaanka ay eedamo kanaqdaan degaankooda carinta waxaa laga rabaa nimanka soo dhiso rabo maamulka 3 gobol in ay dawad ka gudbeyaan beesha caalmka sii haweye looga saare lahaa sh hoose maadaam caan nahay dawlad gobaaleed 3 gobol cah maadam wadanka uu yahay feferaal. Tankale maamulka jubana in loo doodo in ahmed madoowe uu kayimid kenya oo na shaqol ku laheeyn kismaayo. Dhamaan inta digilmirfle oo wax fahmeyso taladan qaata waana mahatsantahay maalaaq sheeno ilaaheey carinto ha fudadeeyo.

  2. Tankale waxaa jeclaanahaa nimanka soo dhiso rabo in ay u sheegaan raisulwazaar dalka gudoomiyaha barlamaanka taliyaha ugu sareyo amisom niclas key european unionka in edamada gaweye laga saaro gobalka sh hoose maadam uu yahay dhul digilmirfle in uu sancaheyn dhul haweye taas cayaa loo baahanyahay in caat cadaadikeeda ku saartan dawalada muqdisho.

  3. malaq shiina waxan kuleyahay horta dowlada lashegayo baro mic neheda tas markan kuleyahay konfurgalbeed o 6 kuma sinkaro kumana diidikaro xasan sheq iyo qeer kiisa dhulkaga ada leh shacabka ku abtirsada DGKG 6gobol ah aya rabitan koda soconaya adigana ad wax ku tahay intaas hada garatid ada lugu bahan yahay adiga dad marabid waxa guuleysanaya konfurgalbeed o 6gobol ah o hogaana u kayahay madowa nunow maxamed od adiga u dharatay xaqiiqda tas waye benta laidin shegay waydhamatay wax badan kala odhiman ayad arkeysan guul waxad ku leedahay inad umadada difacdo u dhabar adeegto o qof asaga kubahan u kuso marin dalaal tas ayan kugula talineynaa SWS6gobol waygulay satay wadna aragtay wayna guuleysan dontaa golihiigurtida ad kamid ahayd in ad dhaxda karaacdo od qaladkad gashay shacbka cafis weydiisato ayan kugulatalinaynaa wabilahi towfiiq

  4. malaaq adiga ayaa wajiyo badan oo dhuun raac ah maxaad maamulkii 6da gobolk aad dhistay maxaad uga tagtay taas ayaa ku haysato marka adiga iyo odayaal la mid ah ayaa dadka deegaanka meel ay mudneyn ku hagaya

  5. Malaaqnimo
    waykaagadhamaatay

    Waxaaduekaataygeesey
    sakiin
    laakiinwaadisgarateydadkaagacafisweydiiso
    Daaroodiyohawiyayeykuisticmaalin.sidadadban

  6. Waayaab war umadaan maxaa helay wax daacad ah miyaa laga waayay malaaq shiino waxaa naqata caada qaate aniga waxaan kuleeyahay waaloo dhashaa wadani ma ahan wax lees kadhigo waa inaad umadaada difaacdaa sw waxay noqotay meel larawo in lacuno matka waa inaad difaac daan

Comments are closed.