Dhegayso..Daawo Sawirada Banaanbaxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhaba oo Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Furmey Baydhabo

5
48

bananbax1

 

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Waxaaa manta ka dhacay Baydhabo, Banaanbax aad i ballaran oo ay soo abaabulkiisa lahaayeeen dhamaaan shacabka reer Baydhabo .

Magaalada waxaa la xiray dhamaan ganacsigii, dadweynaha waxay hor istaageen Kaaraha Itoobiya , waxayn ku dhawaaqayeen Jawaari ha dhaco , Madax diirdiir ha dhac iyo waxcyaaho kale oo qiiro leh.

Bananbaxan ayaa ah mid ilaa iyo haatan socda wixii soo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

bananbax

bananbax1

banaxbax2
Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. WALLEE SOMALIDU INEY TAHAY UMMAD KU CAASIDEY NICMADII ILAAHEEY KU MANNEYSTEY,KUNA XAD-GUDUBTEY XUDUUDII ILAAHEEY U DHIGEY WAXAA KUU CADEYNESO IN CABDI WELI OO KLAE HOGAAN U NOQDO.

    CABDI WELI OO KU SOO BAR BAAREY XAARAAN IYO DULMI QABIILEED, WUXUU KA DHACEY SOMALIA MALAAYIIN DOLLAR WAQTIYADII UU MADAXA KA AHAA HA’ADDA NAAXINTA IYO IIBGEYNTA XOOLAHA SOMALIA OO LOO ABUUREY DARTIISA SI UU UGA DHACO HANTIDII QARANKA.

    ISAGOO DEMBIYADAAS AAN WELI LAGULA XISAABTAMIN AYAA HADDANA TUUGO KALE OO ASXAABTIISA AH U SOO MAGACAAWATEY JAGADA R/WARAASAHA SOMALIA OO RUNTII UU KA KASBADEY GEESINMO MAR HADDII DEMBIYADII HOREBA AAN LOO HAYSANIN, HADDANA UU SIDAAS KU SII WADO XATOOYADII, QABIILKII IYO MUSUQ MAASUQII HOREY LOOGU SOO BAR BAARIYEY. WAANA NASIIB DARRO.

    JAWAARINA AWALBA DHUL BAHANTO AYUU HOOS KA SHEEGAN JIREY, WAANA MUNAAFAQA UGU WEYN JALAAFADA U DHIGAAYO D&M ISAGOO HADDA KA HORNA UGA BAXEY BALLANTII AHAYD IN D&M U TAR TAMAAN JAGADA MADAXWEYNE NIMADA , ISKUNA SOO TAAGEY CAD QUURSIGII AY HAWIYE IYO DAAROOD U JIDEEYEEN D&M OO AHAA AFHAYEENKA BAARLAMAANKA. JAWAARI IYO KUWA LA MIDKA AH WAA IN CADAALADDA D&M LA SOO TAAGAA, MAALIN CADNA QOORTA LAGA JARAA.

  2. Allah garabkoda ha galo Tugada cado qatayasha oo afkoda iyo caloshod is lahayn Allah ha ka qabto dadkena iyo Deganadena qatumo seega ayaa ku dhacdey cimri ay ku jiran ihyo qayanda ay ku dhaqmayaan isma laha, waa barasho xorteda ha ii niicin 4 sanno wa dhamaneysa Daswacoyi ya aa mar dambe uu dhumaneysa oo ku caminayo.

  3. Enemies are nothing compared to traitors, after all. It’s the people you hold closest who have the most power to make you bleed.
    Ally Carter

  4. waa banaanbax qasiyad huwan oo ay hoosta ka wadaan dawlado awalba fidnada somaliya hurin jiray waana in dawlada somaliyeed lagu shideeyo ujeedku waa saas

Comments are closed.