Dhegeyso:-Xildhibaan Xaabsade oo Ka Hadley Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhaba

2
29

Xaabsade1Waxaa shaley magalada baydhaba ka dhacay bananbax balaaran oo looga soo horjeedo shirkii shaley ka furmey magalada baydhaba, Banaanbaxaas ayaa waxaa laga wareysey Xildhbaan Xaabsade wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan.

 

Xaabsade

 

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Xaabsade mobil

 

 

Daafeet.Com

 

 

2 COMMENTS

  1. Dasturka wuxuu dhigaya in laba Gobol iyo wixi ka badan ay mamul sameysan karan Dasturka ma dhahayo 6 Gobol ma la sameyn karo . Dasturka wuxuu kalo leyahay in Shacabka rabitankisa laga hor imaan karin
    Jawary Dasturki uu asaga madax uu ahaa ayaa loo adegsade in Deganadi uu ka so jedey lagu Dudsiyo Xaqooda. Kofur Galbeed Jawary ma ah , Jawary ayaa Kofur Galbed aha sidasi darteda dadka deganadasi uu dhashtey speak out intey goori goor tahay. hadi kale Gumeysi iyo Gumad cusub aan uu diyargarowno

Comments are closed.