Fiirso:- Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Madaxweynaha iyo Raysulwasaraha oo Isku Mari La,a Xil Ka Qaadistii Sambaloolshe

1
47

Amin_AmirSawirkan uu amiin ka sameeyey labada masuul ee ugu sareysa dalka ayaa waxaa uu ku cabirayaa halka uu marayo qilaafka u dhexeeya labadooda kadib kolkii shaqada laga eryey agaasimihii hey’ada nabadsugida oo ka tirsanaa damuljadiid.

amiin

1 COMMENT

  1. sanbalooshe in shaqada laga fariisiyo xaamudna loo sii dhiibo waxaa ka shaqeeyayay raysal wasaarahana ku amray oo baydhabo loo ga yeeray raysal wasaarahana amray jawaari sidaa waxaa sheegay aamina eelay oo nabad sugida ka tirsan haysatana dhalashada ingiriiska

Comments are closed.