Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
56

wadajiro

 

 

 

 

 

–In ka badan 10-ruux oo maanta ku geeriyooday weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Godka Jilicow.
—Maamulka gobalka Shabeelaha hoose oo sheegay deegaano hor leh inay kala wareegeen Al-Shabaab iyadoo ciidamada Dowladuna ay Shacabka bilillqaysanayaan
–Doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfurgalbeed oo gebogebo ku dhow iyo Musharixiin maanta ka hor khudbadeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka KoonfurGalbeed
—Waa maxay qorshaha Bare hiiraale ee ku aadan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo
—Bare Hiiraale oo sheegay inuu nabada qaatay iyo Axmed madoobe oo Muqdisho laga sugayo.
—Waa maxay Mowqifka Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee KoonfurGalbeed heshiiska Bare iyo Madoobe
—Waa maxay Sababaha Bare Hiiraale ku dhaliyey inuu Kismaayo Keeno Ciidamadiisa isla markaana hubka looga dhigey.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga wadajirradio 8 31 14 warka