Ogeysiis Muhiim Ah oo Ku Socda Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska

0
31

ogeysiisWaxaa  Magaalada London ee Dalka Ingiriiska lagu qaban Doonaa Maalinta Sabtida ah 30/08/2014  Sacada 02:00 pm ama 14:00 Shirweyne looga hadlaayo  Badbaadinta Dadka iyo Deegaanka Koonfur Galbeed Soomaaliy, waxaa kaloo halkaa ka hadli doona Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Culumaa’udiin, Haween iyo Dhalinyaro.

Waxaa diirada lagu saari doonaa Shirka sidii loo badbaadin lahaa Dadka iyo Deegaanka Koonfur Galbeed oo kusoo fool leh Arrin Khatarteeda leh oo u baahan sidii  Gacan looga Geysanlahaa.

Hadaba Walaalayaal Waxaa La Idinka Codsanayaa Inaad  Kasoo Qaybgashaan  Shirkaan Deg Deg Ah oo Lagu Lafa Guri Doono Badbaadinta Dadka Iyo Deegaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madasha Ama Goobta Lagu Qabanayo Shirka Dib Ugula Soco Wararkeena Danbe Insha’allah.

Wixii Faahfaahin Intaa Dheer Kala Xiriir Mas’uuliyiinta Kala Ah:-

1. Ugaas Cali Xasan Cismaan 07957341188

2. C/casiis Sheekh Mukhtaar 07950257871

3. Mustaf Sheekh Maxamed 07440715091

4. Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) 07904550062