Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta”Xarakada Shabaab oo Habargidirta joogta gobolka Shabeelaha hoose ku soo rogtay inay bixiyaan $20.000 oo Jizya ah bilwalba”

0
25

astaanta

 

 

 

 

 

—Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta waraaqihiisa aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowlada India u qaabilsan Soomaaliya.
–Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo maanta shaqo joojin ku dhaqaaqay ayaga oo ka cabanaya ciidanka dowlada.
—Dab khasaaro geestay oo ka kacay garaash Baabuurta la dhigto oo ku yaala nawaaxiga suuqa bakaaraha ka dib qarax halkaasi ka dhacay.
—Siyaasiyiinta iyo Odoyaasha ka soojeeda gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ka arinsanaya hal maamul oo ay ku mideesanyihiin.
—Gudoomiyihii degmada Qoryooleey iyo Wariye lagu xiray Afgooye
–Gaari caasi ahaa oo galabta lagu gubay wada xiriirisa Muqdisho iyo Marka

–Xarakada Shabaab oo Habargidirta joogta gobolka Shabeelaha hoose ku soo rogtay inay bixiyaan $20.000 oo Jizya ah 

–Safar la filayay inuu maanta Ra’isulwasaare Cabdiweli uu ku tago Baydhabo oo baaqday
—Xaaladaha abaarta ee gobolka gedo oo meel halis ah maraysa.
—Raxan Daanyeero ah oo Dameer iyo dad ku Cunay Gobolka Gedo
–Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Degmada Mandheera iyo deegaanno hoostaga.

Halkan ka dhegayso warka oo dhanUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga