Ogeysiis Ku wajahan Dhamaan Shacabka Kasoo Jeeda Dedmada Afgooye Meel Walba oo Ay Joogaan

6
46

 afgooyeAfgoi Action Council  waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan shacabka kasoo jeeda degmada afgooye  in uu jiro shir muhiim ah looguna hadli doonno arrimaha Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Afgooye.

Shirkana wuxuu dhici doonnaa maalinta Sabtida ah ee bishu August 23,2014 saacaduna Minnesota ama Minneapolis time 10:00 am Toronto 11:00 am Seattle 8:00 am kazoo qeybgal wacan mahad sanidiin.

Lumberka lagu soo geli doonno waa (805)399-1000 Code 464345 mahadsanidiin marlabaad

6 COMMENTS

  1. Alxamdulilaah ,

    Dad Labaatan sano gumeeysi ku jiray aa hadda hurdada kasoo kacay,

    Maxaad ka hadli doontaan? maba taqaaniinee nolol mujtamac ahaan loo noolaado, idinkaaba xaasid isku ehe,

    Reer baydhabo oo boqol jeer idinka fiicnaa shan shan boqol oo dolar aa damiirkooda lagu gatay.

    Aragaane!!!

    • KKKKK Ileen doqon hadduu hadlo inlagu qoslo mooyee jawaab ma leh. Isa soo daahiri kadib ila hadal. Labaatanka sano la aamusanaa waxaan sugeynay inta aad isku dhameyneysaan oo naagihiinna Amharta iyo Gaalada kale ku iibineyseen marka hadda ogow Dhul in uu ninkiisa iska leeyahay ama labaatan hala aamus naado ama Lixdan maanta annaga dhul aan annaga lahayn kama shireyno adigana lagaagala tashan maayo ee Doolarka aad sheegeysid na annaga adoon aqoon ayaan heysanay dhulkeenana waad og tihiin in xitaa aad u gabaydeenne iska aamus hana dambaajinine ee Xaaraan weydhamaatay hid da road no more come back Jaahil annaga inta aad adiga Tuuganimada ku jirtay wax baan baraneynay waadna noo soo adeegeyseen oo dhulkeenna ayaad inoo tir tireyseen marka hadda adiga meesha Dhagaha mana dhisinee halkeed u laabaneysaa Xassan na wax kuu tarimaayee bal reer BARIGA iskaga beryo tag bye H R N M C Yaa Jaahil

  2. aqoondaro fag ayaa ku jiraa reer afgoi ma ahan dad intaa hurdo kujirtay hadii aad lee dahay waa la gumaysan karaa reer afgoi somali waa is dirirtay lkn dadka reer afgoi waa indhaha somali oo idil ma ahan sidaa dadka aqoonta yar sidaay u fakaraan ama dadka uga gardarodan uma dhaqman duqonyow ee midka kale lacag lagama iibsankaro sumcada reer afgoi waa dad qadiyad soojiran sumcad ku lahaa somali oo xukunka koofur gacantooda ku hayaay qarniyaalo hadana waxaa tusaale kuugu filan yaa minber ama madaxtinimo ku garay dagalada 22 sano jiray dadkii waa daganyihiin cid cid kale dhahayso kuwaan ayagaa madaxnoo ah hadii aay noqoto moryaanta halkan joogto hadii lagu timamana sidaas ayaa ka dhex heshay magacag kuugu qiimaha badan sidaas ayuu noqday reer afgoi dhulkoodana gor gortan magalidoono ayagaana maamuli doonaan siwalibo ha noqotee waa shabellaha hoose madaxtooyadooda waa afgoi hadaa diidi laheed iyo hadii aad ogolaan laheed

  3. kuwaan oo dhan anagay nahoos imaan doonaan insha alaah waayo waxay arkooyiin kuwa aqoon yarida hayso ee baarlamaanka ugu jiro digil iyo mirifle,kuwaasina waqti ayeey leeyiiin oo way iska tagi doonaan, tolka yagana inay tashtaan reer xaaraan lagala tashan maayo reer afgoina waa xadaarada dalka soomaaliya marka kuwa falaagada ah ee koofi dhuub waxaan leeyahay hakuagmina reer afgoi aqoon dheer umalihidiine waayo shalaad timaadeen gobolka marka iskaga taga gobolka intey duufaanta rer digil idinkusoo kicin

  4. Warway iyo Abuukar waa idin salaamay,

    Horta niman walaaleheey aa tihiin oo careeysan. soomaalida waxeey dhahaan fartaada xun falag falag kaagama harto oo aqoon fiican aan u leeyahay dadkeeyga waana jeclahay.

    Niman fudfududne waa tihiin oo wax ma hubsaneeysiin oo weerar aa igu soo qaadeen idinkoo war maxaa saas u tiri i dhihin, Taas waxaa cadeeyneesa Nin reer Afgooye aan ahay Siigaale cade aan daganahay, waxaan ku noolahay wadanka Sweden magaceeyga oo sedexane waa Cabdicasiis Maxamed Aboow.

    Marka intii aan horay u sheegay waxaa ku darsateen fudeed iyo Caro dag deg eh iyo faan, waligeene sidaas guul kuma gaareeyno.

    Ulajeedadaan ka rabay waan gaaray Qoraalkaan, waxaan weeydiisanaa Cafis Warwey iyo Abuukar iyo qofkii akhriyo qoraalkeeyga uu si uun wax ugu dhimay.

    Wabillaahi Toowfiiq

  5. Waad mahadsantihiin dhamaan qoomiyadaha ku abtirsada Biimaal IYO DIGIL Hala ogolaado dagaal naf iyo Maal ku baaba’aan Si loo soo celiyo Taariikhdii BIIMAAL IYO DIGIL Aaway Saldanadihii aay lahaayeen Waa in Taariikhda gobolka Aan laqarinin wixii maanta kadanbeeya oo Aan cadawga umidownaa Waxaan umahad celinaaya shirkaan cidii isku howshay waana ku faraxsanahay waana ka qaybqaadan doona qadka talefanka insha’allaah

Comments are closed.