Daawo:- Munaasabad lagu Soo Dhaweynayey Madaxweyne kU Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Adan oo Lagu Qabtey Xarunta ADC-da

0
63

maxamud sayidMunaasabad lagu soo dhaweynayey Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud Sayid  oo beryahan howlo ugu maqnaa magalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtey xarunta ADC=da ee magalada baydhabo.

Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeyb galey  golaha guurtida dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya , Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya, xildhibaanada, iyo shacabka ku dhaqan magalada baydhabo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa uu qudbad ka jeediyey holka shirarka ee ADC halkaas oo uu ku sheegey waxa uu kala soo kulmey magalada muqdisho.

Daafeet.Com