INALILAAHI WA INAA ILEYHI RAJACUN

4
317

tacsiXabiibo Maxamed Idiris, Muslumey Xaaji C/ Salan, Raxma Cadow Adan, Adan Madker waxaa ey halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan caruurtiisa iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alah u naxariistee Sheekh Cali Hariin oo ku geeryoodey magalada baydhabo.

Waxaa eyna leeyihiin samir iyo iimaan alah naga siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan alah ka siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

 

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Allah ha uu naxaristo Janatul Fardowsana ha ugu bishareyo intuu ka tageeyna Allah ma fidneyo Aminnnnnnnnnnn

  2. Innaa Lillahi wa innaa ileehi raajicuun. Shiikh Cali Hariim wali gee ma’arkin, laakiin waxaa dadaal kiisa ku aadan fidinta diinta islaam ka maqlay saaxiibkey. Allah janatul fardowsa galiyo Ameen

  3. I naa lilaahil wa in a aile hi rajicuun waxan xalkan tacsi uga dirayaa eheladii uu ka geriyooday marxumka Sheikh Ali Xarimow waxan ilaahay uga baryayaa janadi fardoosa ka waraabsho dadkii ka tagay samir iyo iimaan ka si yo.

    Dire tacsiyo Sayid Ail

Comments are closed.