Dhegayso..Aniga in la ixiro kacabsan maayi laakiin Anigu hada maxirni

0
96

sdeIyadoo Wararka ay warbaahintu helayso sheegayaan in la qabtay misna la xiray Cabdulaahi Sheekh Xasan oo ka mid ah Qabqablayaasha Muqdisho ayaa waxaa uu hadana wareysi siiyay warbaahinta Muqdisho, Cabdulaahi Sheekh ayaa u sheegay warbaahinta in aanu xirnay haatana uu ku dhuumaalaysanayo gudaha degmada Wadajir.

Dhanka kale waxaa Saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya ay xaqiijiyeen in Axmed Xasan Cadoow Axmed Daaci iyo Cabdullaahi Sheekh lagu hayo gudaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga