Daawo:- Ururka Xawaaladaha Canada oo xaley shir jaraa’id ku qabtey magalada Toronto

0
54

ururkaUrurka xawaaladaha Canada ayaa habeenkii xaley waxaa ay shir jara’iid ku qabteen mid ka mid ah hoolalka shirarka lagu qabto ee ku yaala magalada toronto ee dalka canada halkaas oo ey warbaahinta kula hadleen.

Goobtii lagu qabanayey shirkan jara’id ayaa waxaa ku sugnaa madaxda xawaalahada kala ah:-  Amaana Express, Amal Express, Bakaal, Dahabshiil, Iftin Express, Hodan Express, Kaah Express, Mustaqbal, Salama Express, Tawakal Express.

Shirkan jaraaiid ayaa waxaa ey kaga hadlayeen sharuuc cusub oo ku saabsan xawaaladaha waxaana goobtaas ka hadley Cabdirahmaan Yusuf oo ku hadlayey magaca Ururka Xawaaladaha Canada erayadii uu halkaasi ka jeediyeyna waakan ee nala daawada.

Daafeet.Com