War Deg-Deg ah…Bisha Shawaal oo ka bilatay wadamo ay kamid tahay Soomaaliya”Ciid Mubaarak”

1
48

ciid

 

 

 

 

War deg deg ah oo hada kuso dhacay ayaa sheegaya in bisha laga arkay magaalo xebeedka Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose.
Goob jogayaal halkaasi kusugnaa ayaa sheegay in arkeyn Bisha waxaana ay shaaciyeen in ay beri tahay Maalinta kobaad ee Ciidul Fidriga.

Sidoo kale ayaa waxaa bisha Shawaal laga arkay wadamada Sacuudiga,Ciraaq,Jordan iyo Falastiin waxayna ku dhawaaqay inay beri Ciid tahay
Hadaan nahay bahda Daafeet.com waxaan idiin leenahay Ciid Mubaarak,Ciidaan Ciideedana ALLAH ha inagu gaarsiiyo Caafimaad taam ah,Cimri Cibaada leh iyo Nabad iyo Baraare Aamiin.

 

1 COMMENT

  1. Waxaan halkan uGu hambalyaynayaa dhamaan umadda soomaaliyeed ee muslinka ah meel walba ay joogan waxaan leeyahay ciid wanaagsan, ciidan ciideeda ilaah hanagu gaarsiyo caafimaad iyo barwaaqo , waxaa kaloo iyana halkan uGu hambalyaynayaa shabakada daafeet .com dhamaan shaqaalihiina sida wanagsan ee ku dheehan wadaniyad ee aad marwalba aad uGu adegtaan umadda ee aad uGu soo gudbisaan wararka arlaadi, waxaan idin leeyahay howl qaran baad wadaan ilaah ha’idinka abaalmariyo ee guulaysta.
    mahadsanadiin, ciid wanaagsan.

Comments are closed.