Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
40

wadajiro

 

 

 

 

 

—Gudoomiye Mungaab oo isku day Dil ka badbaaday
—Ciidamada dowlada oo howlgalo ay Muqdisho ka sameeyeen ku soo qabtay hub uu lahaa hogaamiye kooxeed hore.
—Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka degmada Kaxda oo xabsiga la dhigay
—Waxgaradka gobalka Shabeelaha Hoose oo dowlada ku eedeeyay inay ka qaybqaadatay dagaalo ka dhacay gobalkaasi.
—Gudi uu yeesho Olympicada Gobolada K/Galbeed oo Qaban qaabadiisu ay ka socoto Magaalada Baydhabo
—Shirweyne loo dhan yahay oo dib u heshiisineed oo lagu wado in kismaayo lagu qabto.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso MoobilkaagaWadajirradio 7 27 2014 warka