Yaa Dilay Saado Cali Warsame?

11
368

Saado-cali-WarsameTani waa su’aal ay isweydiinayaa guud ahaan dadka ku hadla Afka Soomaaliga meel kasta oo ay caalamka maanta ka joogaan gudaha Jamhuuriyada iyo Dibaduba,In loo helo jawaab waafiyana waxay u baahan tahay ogaal badan iyo in la muujiyo taxadir dheeraad ah si loo ogaado Dulmi falayaasha misna aan loogu xadgudbin xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Dilka ladilay Saado ma ahan dilkii ugu horeeyay ee lagula kaco ruux qalbiga ummada ku weyn mana noqon doono kii ugu danbeeyay ee lagu beegsado dadka wax galka ah bulshashada Soomaaliyeed.
Hadaan usoo laabto baadi goobka Jawaabta Su’aashan ah Yaa Dilay Saado waxaa ii soo baxaya dhowr sawir oo mid waliba wata muuqaalkiisa.

Xarakada Shabaab.

Waxaa aad u sahlan in la yiraahdo Saado waxaa dilay Xarakada Shabaab iyadoo welibana sheegtay dilkeeda balse sida aan kawada dheregsanahay Shabaabka oo kaliya ma ahan kuwa geysta dilalka ka dhaca Muqdisho hayeeshee waxaa kaloo jiro kooxo kale oo u abaabulan qaab beeleed oo iyaguna qayb ka ah dilalka naxariis darada ah ee ka dhaca Muqdisho sida uu ka dhawaajiyay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare.

Dowlada Fedraalka

Tuhunka dilalka ka dhacaya Muqdisho kuma koobna mucaaradka Dowlada oo kaliya magac kasta iyo muuqwalba haloo yeelee balse waxaa jira Dilal raadkoodu ku soo dhamaado Xarunta Madaxtooyada taana waxay ka dhigan tahay in dowlada hada jirta aanay sina uga baxsanay dilalka qorshaysan ee haatan ka dhacaya Muqdisho halka madaxda Dowladuna warkoodu ku soo koobmo waan daba gali doonaa oo waan soo qaban doonaa waxaana gayn doonaa maxkamad iyadoo aanay jirin ilaa iyo hada cid loo soo qabtay dilalka tira dhaafka noqday ee Muqdisho ku habsaday,Hadaladan ay marwalba ummadda horteeda lasoo istaagaan madaxda ayaa shacabka u arkaan Qori ismaris iyo Qiiq isku qarin.

Baarlamaanka

Guuxa Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku aadan cida beegsanayso Xildhibaanada ayaa waxaa aad looga dareemi karaa inay tuhmayaan Xildhibaanadu wax ka badan Shabaab maxaa yeelay in ka badan Shan Xildhibaan oo lagu toogtay Muqdisho waqtiyo isu dhowdhow oo sanadka gudihiisa ah ayaa ku siinaya muuqaal rumaynaya tuhunka ay xildhibaanadu ay ka qabaan maleeshiyo beeleed abaabulan inay qayb ka yihiin gumaadka ka jira Muqdisho halka qaar ka mid ah Xildhibaanaduna ayba qabaan in dilalkan lala beegsanayo Xildhibaanada uu raadka ku hayo in la qaxiyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka iyadoo si beelaysan loo beegsanayo.

Hadaba kolka laysku soo hooriyo xaqiiqooyinkan ka jira Muqdisho ayaa waxaa kuu sooo baxaya in Dilka Saado iyo kuwa la midka ahaa iyo weliba kuwa la midka ahoo dhici doona mustaqbalka dhow sidan oo kale ay u rahmanaan doonto jawaabta su’aasha ee ah Yaa Dilay………?.

Mase laga Yaabaa sida dadka qaarkii ay sheegayaan in dilkeeda loo aansanaayo heestan ay kol dhaweyd ku luuqeysey

Yasin Abicar

 

Daafeet.Com

11 COMMENTS

  1. ishaad kabujiseen codbuuxdaan ku sheegaayaa in Saado Cali aydileen Hawiye
    Qaasatan kuwa u hanqaltaagaaya SH/HOOSE SIDA Xaad IYo Axmad Diiriye iyo xasan sheeq aqlixumaha dalka caqliga dameereedka ku hogaamiyo

  2. kkkkk wildigil adiga tuugsi lee kugu ogaay ee goormee heerkaan gaarta oo hawiye iyo daaroor iyo isaaq uga dhax hadleeyso meeshaan madaxda soomaliya aa isku heeysato oo ah isaaq iyo hawiye iyo daarood intakale mushakal leeysku geeya waaye eelaay gudoomiya aa lasiiya ileen shaah laga cabi makaro canjeerane laga cuni makaro oo tuugsi ow kugu dila iyo iikaalmeey marka tuugsiga hanaga badin ee gudumiye qaado cml kkkkkkkkkkk

    • abaag adigana dameer iyo degadaan kugu ogaay waligaa lafilimaayo inaad caqli yeelataan oo waxaa tihiin kuwii aaqir zamanka astaanta u ahaay, waxaa taasi iiga siidaran abgaaloo dhan jaakadeey soowada gateen sida looqaatana makasaayaan xitaa abaab darada hawiye waxa kamida iney taygi qariyeen ileen sida loo xirto mayaqaanaane kuwaasaa raba iney nahogaamiyaan duli hawiye

  3. war ninka dadka isku diraayo meeqaa hawiya ah ayaa lugu dilaa malin kasta muqdisho wasiirkii hore a. Gudaha yuu ahaa weerarkii madaxtoyada yaa loola dan lahaa qarax kasta ee magaalada ka dhaca waxaa ku dhinta waa hawiye

    • adiga hadaadan waxba kaogeen naweydii anaga sxb falkaas waxaa kadanbeeyay hawiye waadna ogtahay kii baarlamaanka weeraray markilaqabtay wuusheegay waxaa kadanbeeyay shirkada hormuud iyadaana fududeeysay sxb wararka lasoco hadaadan Wax kaogeyn

  4. to aw digil kanwatoow cawaan baad tahay mudana in maxkamad lagu soo istaajiyo doqon War Tacsi ayaa SOOMAALi oo dhan utaalo markaasaa qabiil iyo balaayo kahadlee so stupid.

    • SAAN KAA ARKO WAAD KU AAXEYSANEYSAA DILKA SADO ILEEN MATIHID RUUX KULEYLKA TAABTAY WAAYO HADAAD AHAAN LAHAYD DOQON NIMADAA UMAADAN HADLEEN ILEEN WAXAAD KASOO JEEDAA KUWA DILAYE CAWAAN HADEY JIRAAN ADINKA KAHOR MALA ARAG EE DILAAYA WADANIYIINTA, HADAAD OGAAN LAHAYD QOFKA WADANIGA AH MEESHUU IIGA YAALO WALAAHI ADIGOO KALE OO CAWAAM AH ILAMAHADLEEN LAAKIN AAD BAAN UGA XUMAHAY HAWIYE KUFAANA DILKA KUNA JEES JEESA TACSIBAATAAL BAAD ILEEDAHAY WAADNA CAYTAMEYSAA XOOLO XOOLIHIISA FUCKING SHIT MY ASS, SH{HOOSE HAKURIYOONINA HAWIYE HADAA TIHIIN AXMAQIIN

  5. walee ishaa ka rideen ,weyna cadahay cida dishey saado ilaahey ha u naxariisto..dadkaan naxariista daran ee shacabka shaatiyada badan u soo gashta maalin walba,oo raba iney wada laayaan umada iyagoo adegsanaya magacyo badan oo ay ka mid yihiin,mooriyan ,qabiil,shabaab,dowlada iwm iaalhey ayagana haka qabto shacabka soomaliyeed..

  6. kkkkk wiildigil magc kale labax kan ceeb waaye wadatee ileen tuugsi aa lugu yaqaan maalduugan iyo mara la aan kkkkkkkkk mida kale dameer aanku siiyo ee ii imoow dameer rasuulkeeyne aa kuduuli jira iyo asaxabteeyniye sharafta badneede adne iska dhaanso tuugsiga iga dhaaf

  7. ala umada caqliga Xun ee soomaalida inteeda kale og waligood waxay ku hadlaan waxaysan waxba kaogeen war rasuulka sharaftiisa meel hakaga dhicin dameerna adiga iyo kuwa aqliga Xun aa ku duulee ee rasuulka geeloo ku duuli jiray kuna safri jiraye, ee haisku darin asxaabta iyo rasuulka,sidaad tihiin maeheene sdiinoo kalana uma caqli xumeene xoolo

Comments are closed.