Dhegeyso:- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Sheegey In Alshabab Keliya Dadka Ku Dilin Somaliya

1
31

tuuryareGudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Cabdirahmaaan Maxamed Tuuryare ayaa sheegey in alshabab keliya dadka dilin oo ey jiraan kooxo kale oo hubaysan oo ayagana dadka dila.

Waxa kaloo uu xukuumada ka codsadey in la helo xabsiyo maadaama eysansan jirin xabsiyo badan oo dadka lagu xiro.

 

tuur yare

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

tuur yare mobil
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Bismillah
    Maashaa`allah Xaqqa feeruhuu ka dilaacaa
    Ninkan waxa uu sheegey waa run hal been ah kuma jirto hadalkiisa.
    Nimanka hubka ku heysta `waaye kuwa wadanka uu ka degi la`yahay waana in lasoo xirxiraa lana toogtaa oo hubkana lagala wareegaa, waa kuwa hantida dadka boowa,guryaha islaameed heysta,dawladda lug gooya ee qaran diidka ah ee alshabaabta magacooda ku qaraabta xabsi gooni ah usameeya oo xitaa ciqaab gooni ah lagu marsiin karo
    waan kugu taageerayaa arinka aad soo jeedisey
    scww

Comments are closed.