Dhegayso..Leesto”Waxay rabaan in dagaalka Marko iyo Muqdisho ay Baydhabo u soo raraan”

4
39

leestoWasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Garoomada ee Dowladgoboleedka KoonfurGalbeed Cabdulaahi Maxamed Idiris ayaa sheegay in gudiga Muqdisho ay Dowlada Fedraalka ku dhistay uu yahay mid la doonayo in Baydhabo dagaal lagu geliyo.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

4 COMMENTS

  1. Fitnada Baydhabo loo soo wado waxaa masuuliyadeeda laga la xisaabtami doonaa maalinka Qiyaamaha Buuwe, Malabow, Deerow, Xaydar, Khalid, jawari, Ibrahim Yarowga wasiir ku xigeenka ah, xasan bule

  2. Baydhaba,maxay DAAWO U TAHAY,maxay Soomalida uga baahan tahay?
    Qasaare,tuugsi iyo dhulboob keliya iyo in lo kala qeybiyo dadka May iyo Maxatiri?
    Dabcan waxaa badan Maxatiri,marka waa in laysu oggolaada Nolol,haddi lagaaga batay dhulka ha u Oynin dhul waayo dhul waxa leh Boqorka Abuurtay oo yiri :Aadmiyo nabad ugu noolaada ee Miriflow,Baydhaba cid Riziq u soo doonaneysa ma jirto,Soomali uma Baahna Baydhaba iyo Mirifle. Soo barta diinta islaamka,waayo waxaad barateen 1960/69 inay Buur-Hakaba yeelato lix Deputy,taaso keentay Kacaankii,marka yaad qayaaneysan hadda oo dowladnimo macnaheeda la fahmay,beled iyo baadiyo.
    Mahadsanidiin Miriflow

  3. Must be twoo the opinions,if there is democracy and fair speech,thanks website dictators?Sorry with this should be three.
    thanks

Comments are closed.