Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Calankii Ka Dhigtey Cagasaar

4
298

xasan-sheekh2Umad weliba aduunka aynu dul saaranahay waxaa ay leedahay astaan lagu garto ,taasi oo tilmaamaysa haybadeeda iyo sharafta ay dunidani ku leedahay.

Hadaba sharafta iyo karamada dowladi ay leedahay ugu horeyn waxaa muujiya calan keeda waxaana la suraa meel nadiif ah ku babado isagoo hawada la cayaaraya ,waxaa uuna kaaga soo muuqda meel fog waayo waxkastoo dheer isaga ayaa laga sara mariyaa ixtiraamka iyo xuriyadiisa ragii dhaliyey in marwalba maskadaada ka maqnaanin darteed.

Waxaase yaab leh madaxweynihii umada Soomaaliyeed Ilaalinta karamada Sharafta leh ee Calanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya qofka ugu mudan inuu xafido ahaa haddii isagoo ku faraxsan cagiisa foosha xun isagoo qoslaaya ku istaagey saad masawirka ku aragtaan miyuu yahay mid Soomaaliya Maqaamkeeda mateli kara?.

Sidoo kale marka magaciisa Idacadaha laga soo daayo waxaa lasoo hormarsiyaa PROF. ama Aqoon yahan waa maxay Aqoonta calanka ku istaagta ee damiirkiisa siisey,taasi waxaa ay dhab ahaan tahay waxaa lagu tilmaama inuusan Ehel u ahayn laakiin uu ahaa cadowgii kala geyn lahaa Soomaali.

Waxaad xasuusataan Heestii uu u sameeyey Abwaan Sangub ee uu yiri qofba dhankuu rabo ha u aqriyo eryadeedana waxaa ka mid ahaa.

KARIIMKAAN BARINAYO KII SOMALI DHIBKA KA SAARI LAHAA WAN,ISU KEENE WAAKAN.

MARKA DHANKA SAXA AH EE SARBEEBTA DAHSOON EE DADKA ABWAANKU UGU BAAQAYAY AYAA AHAYD.

SOOMAALIDU KUFTEY,JABTEY KADARTEY KII KALA GEYN LAHAA WAKAN KALA GOYE WAKAN ISKU DIRE WAAKAN KARIIMKAN BARINEY KAN NAGA QABO.

Tilmaanta sawirka ayaa muujineysa qoralkeeyga Soomaali waxay tabaysaa Madaxweyne haddii si degdeg ah loo helin wuxuu calanka ka dhigi doona waraaqaha musqulaha ladhigo.

xasan-sheekh2

Daafeet.

4 COMMENTS

  1. Somali horay u tiri “Lax walba meeshay is dhigtaa lagu gowracaa”
    Somali markay Culusow xil u dhiibtay ayaa sharaf ugu dambeysay.
    NGO experience wadan laguma hogaamin karo. Somaliyey Wadankiina iyo Aayahiina u tashta. Iskak daaya qabyaalada, qofki haqshan u qalmo haloo dhiibo qabiilkuu doono haka dhashtee. hadaydan sidaa sameynin oo qabyaaladaad ku socotaan deyn waydaan, waxaad ku baabi’i doontaan Europe iyo North America.
    Reality.

  2. kkkkkkkkkkk culusoow dhaha ama xaayoow dhaha ee goormee sharaf tiil oo sharaf jirta waa su aale mida kale lagama yaabo maanta kidib nin aan mudulood eheen hadow muqdisho xilkaqabto inoow nolol kujookaaaaaaa ileeen qof walbo gobalkeeda eey oodata marka gobalka ninki laha katala

  3. XASAN CAPETOWN XOOLO WAX MADHAANTI MASHAKIYAA KAAGA JIRA IN MEESHA MOGADISHO AY TAHAY CAASIMADI, HADII AAD DIIDIINA ADINKOO HAWIYAA XAMAR DAYAA TIHIINEE OGAADA GOOFKIINA KAARAANOOW KABILAAWAHAA, CID TAASI IDIINKAGA FUTAXUNA MAJIRTEE CAASIMADA BAY DHABAA LAGA DHIGAA AMA MARKO ADINKANA MEEHIINA IYO DALUUGTIINAAD KUXOOLA DAAQSAHAYSIINEE OGAADA

  4. kkkkkk wiil.digil adiga maxa muqdisho kaa galay eelaay aatahay muqdisho kaaman aan kaada sameeya markaa ii mahad celin leheed inaa iceeyso waa amaal xume mida kale caasimad markacadey hadii laga dhigo waanku qanacsanahay oo shabelada hoose cid iiga badan malahan jilib marko ilaa saliini ila muqdisho ilaa afgooye mudulood kaliya aa degan hawiye kale iska daaye marka eelaay tuugsi waa leeydinku yaqaan oo ceebtiin ma ahan ee gobal aad shaqa kulaheen shaqo haka dhigan

Comments are closed.