Ramadaan Mubaarak Dhamaan Umada Musliminta Gaar Ahaan Shacabka Somaliyeed Meel Walba oo ey Joogaan

0
77

ramadan

Hadeynu nahay bahda Daafeet Media dhamaan waxaan Umada Muslimiinta meel kasta oo ey joogaan gaar ahaan shacabnka soomaaliyeed leenahay Ramadaan Mubaarak iyo in Ilahey sanadkan sanadkiisa kale nagu gaarsiiyo Cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad taam ah Amiin Amiiin Amiiin.

 

 

Daafeet.Com