Daawo: Abwaan Somaaliyeed oo Ka Mid ah Abwaanada ugu waaweyn Somaliya oo Runta U Sheegey Axmed Diiriye

6
72

NuuraaniAbwaan C/qaadir Nuuraani oo ka mid ahaa abwaanadii soomaliyee ayaa waxaa uu aad ula yaabey ninka da,a ah isla markaana sheegaya in uu masuul ka yahay reer dhan waxa uu ku hadley abwaanka ayaa sheegey in uusan fiicneyn in nin weyn uu waxaasi oo kale ku hadlo bal nala daawada Abwaan Cabdulkhadir Nuuraani iyo waxa uu ka yiri.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. a/qqqdir nuuraani waa dhex jiiftaa qofka hadalka duubey odeyga axmed diiriye maahan waa laga been abuurtey waxaana mudan tahay in aad raali gelin ka bixiso websidekan waxaan lee yahay ilaah ka cabsado isku dirka joojiya anigaa weydiiyey ogeyga sharafta leh wuxuuna ii sheegey in laga been abuurtey qof codkiisa isku ekeysiiyey ayaa duubey

  2. axmed diiriy waa shaydan ee dadoow hurda ka kaca ee is ka dhiciya dadkaan sheeganaayo in ay leeyihiin dhuulkaan dagaalkana ninkii ku dhintana waa sha hiid in shalaah waa jihaad nafsi in shalaah umu daasna waxaan urajayneynaa kheer iyo barwaaqo

  3. haduu asaga aheen maxuu usoo beenin waayey oo uu la aamusey waxa ceebtiina hadadaboolina ee idinka ayaa raali gelin la idinka rabaa oo qoomiyad dhan aflagaadeyseen dhulka dadkiisa ku dileysiin maxaa ceeb ka taqaniin

  4. war hawiye waa waxuush dad xishooda ma aha,waa in la iska dhiciyaa si ay u joojiyaan dhibka ay ku hayaan shacabka soomaaliyeed..hadii an wax laga qaban hawiye wey ka sii dari doonaan ileyn dad is qabta ma aha..

  5. walalayaal axmed diiriye maxaad ula yaabaysan waa mooriyaan waynaaday ha fiirinina da’diisa wuxuu ahaa kii shalay jidgooyada kunoolaa , dhacayey umadda somaaliyeed, kufsanayay oo hadda duqoobay oo qorigii shalay dadka ku laynayay ubedelay carabkiisa, ee halayaabina, waa nin ciribtiisa ay ku wajahantahay jahanamo, inshaa’alah qahar ku dhimo adiga iyo intakale ee kulamid ah ee isqarinaysaa,

Comments are closed.