Dhegeyso:-Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi Xasasi ah La Yeelatey Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame

3
28

suldan1Warbaahinta koonfur galbeed ayaa kol dhaweyd waxaa ey wareysi la yeelatey Suldaanka beesha jiido suldaan Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim, Suldaanka ayaa waxaa uu ka warbixiyey socdaalkii uu kol dhaweyd ku tegey degmada qoryooleey.

Ugu horeyn Suldaan Warsame ayaa waydiinay waxa uu ku saabsanaa Safarkii uu ku tagay Qoryoole iyo Xaalada Nololeed ee Shacabka Degmada.

 

Ku Dhageyso Mobilkaaga.

 

 

Daafeet.Com

 

3 COMMENTS

  1. Good interview.But the point is—will the Digil and Mirifle,(children of beggars), communities learn to contribute MONEY then elect and support good leaders who will in return stand to support their communities and the country at large.Their known to criticize the messenger by saying he/she is not the right leader in order to come up with excuses not to contribute.They specialized in killing the message while covering up their own stupid cultural and behavioral history.

  2. suldaanka waajibkiisa waa guudtay waana xaqiiq digil iyo miriflaha shabellada hoose degan haday is leyihin biimal aya dulan lagu yahay walee waad arki doontan dheh hadi falastin oo kale noqon waysan

  3. HA NOOLAADO SULDAAN WARSAME IBRAAHIM CALIYOW AWROW TALAASOW EBDOW WEHELOW NAANA

    REER AW TALAASOW YAA TALIYE!!!
    TOBAN JIRSHO YAA TALIYE

Comments are closed.