Dhegeyso:- Axmed Diiriye oo u Dhaaranaya Beelweynta Biyamaal

10
40

Axmed-diiriyeAfhayeenka beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay dagaalada gobalka Shabeellaha Hoose ka jira isaga oo la saftay beesha uu ka soo jeedo.

Waxa uu sheegay in deegaanada gobalka Shabeellaha Hoose ay kaalin muuqata iyo deegaan ahaanba yihiin beelaha Hawiye oo uu ku tilmaamay in badankood ay iyagu dagaan.

 

axmed diiriye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

axmed diiriye mobile

 

Daafeet.Com

10 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkkkk kkkkkk kkkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkk

  2. Ninkan waxaad usheegtaan ninkii isaga koofur keeney oo ahaa Caydiid inuu marayo meeshuu kaas marey. Umadani haduu heshiiskoodu ahaa inay masaakiinta boobaan,dhacaan usheega ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibeysaa, 24 sano waxay heli waayeen hadda Hassan shiikh iyo bah weynta hawiye masiin karaan, mana heli doonaan ilaah idinkiisa. Ninkaan soomaalidu si fiicanbay u yaqaanaan waa dhiigye cab, ku sifoofey boobka masaakiinta, waxa uu la taahayo waa xaaraanta uu xalaaleystey ee arka meesha ay ciribtooda ku danbeeyso isaga iyo ninka layiraah Indha Cawir/Cade waa ninkii wabiga biyihiisa dadka ka iibsan jirey.
    Axmed diiriye wuxuu ku faaney habar gidir inay hanti leedahay, Hal xaaraan ah adeer nirig xalaal ah ma dhasho.waxaan ka xumahay adigoo hanti ummad aad ka boobtey ku faanaya, inaad tiraahdid hanti ayaan leenahay, wixiina haday halaal ahaan lahaayeen ilaahey ayaa idin barakeyn lahaa, Xoola jaceyl iyo xukun jaceyl ayaa xeerkan idin soo gaarsiiyey, xishoodkiina idin katag. Aduun amaano ah ayaad lahaansho moodeen ee intaey goori goor tahay ku noqda meeshii aad ka timaadeen. hantida aad boobteena horey u qaata oo aad hadda lahaansho moodeen. Dadkii dhulka lahaa ayaa idinku soo kacay idinkoo macaankii nolosha hadda dhadhanshey ee hiilo hamoodina Hasan shiikh inta amxaaro idinka reebtey ayuu rabaa inuu idinku jibiyo ee hobyo iyo gal mudugtiina isga laabta.
    Waa digiin
    MCS

  3. Ceydiid waa libaaxii aduunka….waa halyaygii sadan xuseen ciidamadiisa fulayiinta ahaa kudhiiragelionjirey “fiiri sidey maleeshiyada habargidir ubahdileen una jiijiideen Maraykan”

    General Maxamed Faarax Ceydiid walee iyo bilee aad gobtahay wadenkiis cadowga kaxureestay shisheeye iyo qashinka gudaha labaduba cashir udhigay

  4. iyaa alah namootiyo ilaahoow iimaanka noo suk ilaahoow xoolo aan kuweena aheenin hana tusinin bismilahi inta cimriga u harsan muuw suklux kashaqeeya ilaaheey wa ujasin lahaa

  5. adna kulaabo dhulkii aad kasoo haajirtay ileen dhulkaan malihide waa dhul hawiye adiga yaad uhadleesaa baqtimaal mise khaldaan mise reer daarood from yemen dadkii xoolaha carabta u qalijiray, bal isa sheeg maracade

  6. Ileen Ceb loma dhinto Xawiye haal qado haduba ninka saan uu hadlowhaya idin matalayo Subhanallah

  7. Walaashey nama matalo mooryaankan, cid doorateyna ma lahan, e isagaa is doortay,
    hadeyse hawiye ku mideyeysanyihiin maxaa loo arki waayey qabaailada kale oo hadlaaya oo ku racsan arintaan.

  8. gabadha layiraahdo gabar cismaan darandoole abaayo dadka odayaasha lama caayo ninkaana wuxuu sheegay xaqiiqda kow dheh waxaana doortay odoyaasha hawiye gabdho masoo dooran mideeda kaleeto adiga only difaacaayo mudulood masaas ayaad rabtaa inaad meel kugaarto caqliga hashaqeeyo ok inaan kuu jawaabo marabin laakiin siyaasada meesha taalo fiiri markaas dood magaca laraadsanaayona ma ahan hbargedir oo kaliya ok wake up before is too late.

Comments are closed.