Dhegeyso:- Barnaamij gaar ah loo loogu tala galey koonfur galbeed somaliya

0
34

18Akhristayaal waxaan idin soo gudbinaynaa barnaamish aan si gaar ah kaga hadlayno arimaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya iyo weliba hambalyo loo dirayo madaxda cusub ee dowlad goboleedkas.

Barnaamishka ayaa waxaa nagala qaybgalaya:

Ex xildhibaan- Faadumo Sheekh Nuurow oo ku sugan dalka Jarmalka.

Ex xildhibaan- Xasan Maxamed Idiris oo ku sugan dalka Jarmalka.

Afhayeenka Dallada jaaliyadaha Koonfur galbeed Soomaaliya ee Sweden, SRS mudane Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaareey) oo ku sugan

 

Barnaamish hambalyo Q1aad

 

Barnaamish hambalyo Q2aad

 

Barnaamish hambalyo Q 3aad

 

Daafeet.Com