Daawo:- Ururka ardeyda koonfur galbeed oo soo dhaweeyey dowlad goboleedka 6da gobol

3
27

DIGIL IYO MIRIFLEWaxaa shaley galinkii dambe magalada muqdisho lagu qabtey xaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen ururka ardeyda koonfur galbeed somaliya xafladaas oo lagu soo dhaweynayey maamulka cusub ee dhawaan loo doortey loona caleema saarey koonfur galbeed somaliya xafladan oo lagu qabtey mid ka mid ah hotelada magalada muqdisho nala daawada.

Daafeet.com

3 COMMENTS

  1. ASC. Warsan,weersan iyo wal laka farahow ya haniin gudbiidene Ishabaydhabo Guuleysa weligiin guulana ha idinla jiro. Amiin

  2. masha llaaaaaaaaaaaah waaan ku faraxsanahay hadii ano nahay shacabka koonfur galbeed guul guul cadowga hajabo

Comments are closed.