Daawo..Banaabaxii Shaley Shacabka Baydhabo ay ku diideen Faragelinta dowlada Xasan Shiikh

3
29

faayowDaawo bananbixii shaley looga hor yimid ciidamada amisom ee is hortaaga ku sameeyey shirkii ka dhacayey  magalada baydhaba.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. madax weeynaha waa laga rabaa in uu la tashado dadkii gobaladiisii ka yimaadeen xildhibaanadooda wasiiradooda ciidankooda kadib uu uxilsaaro wax dadkaasi uu ka dhgeysto gudi gabolkaasi katisan iyo ay umada gobalkaasi u tagaan wey diiyaan meesha ay raban waxaan waa wax sahal oo lagu dhameeyn karo hadal kaliya gobalkasta waa la weydiinayaa meesha uu ku biiraayo sida gedi iyo labad juba shabeelada hoose intaasi markii la ogaado aya la fiirinayaa meesha codku uaban yahay iyadoo aan la i maquunin xooga halaga daayo gobalka dadka udhashey haloo daayo aniga fikerkeyga waa kaa koley aniga uunbaa iga kooban hadalkaan qabiilna waxba kama sheegin gobolka haloodaayo dadkiisa

  2. ciidankii koonfurgalbeed oo ilaa iyo 5000 dhan ayaa diyaar ah uma baahnin ciidan kale hanooga baxaan gobolada koonfureed RRA OO MOORYAAAN hal marleey isha loo saarayo ayaa joogto.insha allah shirkaana waaguuleysanayaa.

Comments are closed.