Dhegeyso:- Malaaq Deerow oo ugu baaqey Madaxweynaha inuu iska ilaawo wax la yiraahdo 3 gobol uuna raaco rabitaanka shacabka

5
21

Malaq_derowMalaaq Deerow oo ka mid ah malaaqyada Koonfur Galbeed Somaliya oo la hadley warbaahinta ayaa shegay in Shirka uu Galay Marxaladdii ugu danbeysay ee lagu dhisayo Maamulka Gobolada Koofur Galbeed ee Dalka Soomaalia,Sido kalena uu Bilowday Akhrinta Dasturka Koonfur Galbed Wajigiisa Kowaad.

Malaaq Deerow ayaa shegay in Lix Gobol loo samaynayo Maamulka isla markasna 3 gobol Wax la yirahdo aysan Jirin,Madaxweynaha ayuu shegay in loo bahan yahay in uu Tageero shirka.

 

malaaq derow

 

Halkan hoose ka dhegeyso

 

malaaq derow mobil

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Mahadsanid malaaq deeroow afkaa caano
    halagu qabto runtii aniga aad baan kuugu
    raacsanahay ra’yigaaga saliimka ah
    malaaqyada iyo ugaasyada kale waa in ay
    ku day daysadaan odaygani geesiga ah
    markale ayaan ku celinayaa madaxweeyne
    xasan sheekh maxamuud ha taageero
    midnimada haddii kale ha iska aamuso

  2. Xasn sh waa madaxaweynaha dawlada xamar waxaa kuu dan ah in aad raacdo danta dadka k/galbeed waayo waxba kuu tarimayaan kuwa ku leh sidaas yeel waxaay misha ku fadhisid ma aha xoog ee waa dastuur ee raac dastuurka hadii kali fashilkii kaa raacey saacid mid kadaran ayaa kaa raaciyaa midan

  3. malaaq deerow waa xalyeyga umada konfur gabeed waligaa noolow af ka caano wax garadka konfur galbeed waa in ay kudayadaan geesigan war ilaahey amarkis war xoolahan maxaa nadaba dhigi qof kasto oo bini aadam ah telada gurigiis asaga ayey utaala sii uu yeli lahaa hadii ladhisaay iyo hadii la dayactiraay maxaa ka gali culusow iyo wixii lamid ah

  4. Arow malaga se ing hadal feyleyi malaag guul safarow war isku dhaaf danti ku wadada ha guleysato mamuluk k/galbed alahu akabar

Comments are closed.