Dhegayso..Shirka dhismaha maamulka KoonfurGalbeed oo maalinta Sabtida galaya wajigii ugu danbeeyay.

6
27

wAJIGIIDadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxay fikrado kala gedisan ka dhiibtay  samaynta maamulka KoonfurGalbeed ee dhismihiisa haatan uu ka socdo magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay.

Ra’yiyada ay reer Muqdisho ka qabaan dhismaha Maamul goboleedka KoonfurGalbeed ayaa imaanaya xili uu Afhayeenka golaha Salaadiinta iyo Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino uu sheegay in maalinta Sabtiga ah uu shirku geli doono wajigiisii ugu danbeeyay ee ay ku dooran lahaayeen Madaxweynaha KoonfurGalbeed.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

6 COMMENTS

  1. asc inshallah gul iyo farxad iyo qer o rabigey rali kayahay ayuku dhamanaya maxa yelay wax ala wixi xaqlaguradiyo way hagagayan inshallah tas ayanrajeynayna dadka waxa ay ayaga lehen haben iyo malin ku haminaya ilahey xafis hawaydis ten marwalba towbada way furan tahay

  2. mashallah ilahay kadhigo kii socilii dhulka DM inshallah
    waana taagyeer sanahay waa cusub ubariii umada kofalgal beed somalia

  3. Sc.RABIGII AAN RUMEYNEY BAA RIYADA RUN KA DHIGEY.
    Riyada waa loo riyaaqaa runtana raadbey ku reebtaa raxan hadey nagu tilmameen ama reer guri runta Runta rabi baa nagu rabee ragaan raadka meeshaan dhigno nala raadinaayo Rabigeena wuxuu Reebey Run’na wey tahay Rasuulkana Maxamed CSW wey nala Rumeeyeen Ragaan Raxan Raxanka usoo Roo Raayo wey nala Riyoodeen LAAKIIN Run Run kama a’heyn Reerka ayey Rabeen iney Raad tiraan Rabigey baa Riyadii Run ka dhigey Ragaan Raadka aan u saarno Raadka Riyadooda Runta baa Raad ku Reebeysaa.
    TALADA ADAA KU NOOL IYADA KUGUMA NOOLA

  4. aad baan ugu faraxsanahay in umada k/galbeed ay sameystaan maamul ku dhisan cadaalad iyo sinaan–kaasna aan rajeynayo inuu noqon doono maamulka u shaqeyn doonaa shacabka ay dhibaatadau ku soo noqnoqotey sanado badan ee k/galbeed soomaaliya..wbtfq

  5. Dhaman warbahinta konfur galbed wt ku mahadsantihn iyo malaqyada dhamantoda shirkan waa kii guul so hoyan lahawaye in sha alah dhaman reer konfur galbed gacmaha isqabsada hakaba adna wad ku ma hadsanthy gabeygaga

Comments are closed.