Daawo:- Doodii Korneel Cali Xuseen Cali ( Korneel Caliyoow ) oo runta u sheegey kooxda Boobland

2
49

darenkaTv-ga HCTV ayaa waxaa uu qabtey Dood ku saabsan maamul u sameynta Koonfur Galbeed Somaliya doodaas oo ee u dhaxeysey Korneel Cali Xuseen Cali ( Korneel Caliyoow ) iyo Cabdi Axmed Caabi ( Cabdi Gareyd ).

Dooddan ayaa waxaa ay ku saabsanayd arinta difaaca maamulada is garab socda ee Jubba oo uu aqoonsaday Madaxweyne Xasan Sh iyo Koofur Galbeed Soomaaliya oo uu aqoonsaday Prof Jawaari.

Si kastaba arintu ha ahaatee doodahan loo qabanayo somalida ku nool koonfurta somaliya ayaa waxaa ey soo if baxayaan tan iyo markii ey ku dhawaaqeen siyaasiyiinta iyo waxgaradka iyo odayaasha digil iyo mirifle ion ey sameystaan maamul goboled ka kooban 6 Gobol

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. waa ayaga sual badinaye war su’asha wniga aan weydinayo qoloyinka dhulboobland war digil iyo mirifle iney baxaan bosaaso iyo garoobe ayaan dhul ku leyahay ma dhihi karaan su’asha waa may cronel caliyow jawaabtas le hadow bixiyo dad badan ayaan hadli laheen marka dadow iiman ayaa la quuta digil iyo miriflow dowa kooyi maantey arken dhulka inta la haye le hales ogado nin soo qaxay iska dhaafe nin bec raba xita iska ilaliya dhulkiina ayaa leydin quri la’yahay

  2. qoomkii duli niyeysta ilahna waa duleeya, 22 sano ee la so dhaafey DIGIL IYO MIRIFLe duli aad u weyn aya niyeysten, ilahna waa ku ridey, waayo aboodkasta iyo hubkasta ha haystaane see, hal beel , HABARGIDIR AH ama mareexan ah ama OGADEN AH anaga oo san u tiro badan dhul nooga haysan karan?,,,,,,maxa naga qaldan mise anaga ayanba ilahay no abuurin sida ilah raga kale u abuurey? ,,,, mida yaabka badan e igu abuurtay waxa waaye, in maanta 7 aw DIGIL IYO Miriflahooda maanta jufo CAYR ladhaho maanta SHABELLADA HOOSE ku aminayan oo dadkii deegankana an wali dhimasho ogoleyn, halka beesha BIMAALNA dhulkeeda ka xoreysatay kuwa so gardaroodey.

Comments are closed.