Daawo:- Sheekh Umul oo ka hadley weerarkii Ka dhacay Westgate Mall ee Magalada Neirobi

0
45

Sheekh UmulShiikh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada Somaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay weerarkii todobaadkii hore lagu qaaday Suuq ganacsi oo ku yaallay magaalada nairobi.

Shiikh Umal oo dadweyne farabadan kula hadlayey Masjidka Hidaaya ayaa waxa salaadii khudbada shalay Jimcihii waxa uu uga waramay diinta islamka iyo waxay ka qabto weerarada kii westgate oo kale lagu qaaday.

Waxa uu sheegay inay diinta islamka qabin weerar iyo dilal loogeysto dad gaallo ah oo aan dagaal kaala dhaxeyn kuna tilmaamay midkii todobaad ka hor lagu qaaday Xarunta ganacsi ee Westgate Mall mid ay .

Daafeet.Com