Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney Gudomiyaha Degmada Afgooye Cabdullahi Cabdi Axmed

3
43

cabdulahi ideeyWaxaan qadka Telfoonka aan ku tiigsaney isaga oo jooga degmada afgooye Gudoomiyaha degmada Afgoye Cabdullahi Cabdi Idaale gudoomiyah ayaa waxa uu inoo shegey in degmada ey soo martey dhibaatooyin badan oo ey ugu horeyso amni daro iyo isbaarooyin tiro badan.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegey in hada dowlada ey wax ka qabaneyso sidii loo qaadi lahaa isbaarooyinka yaala deegaan isagoo intaasi ku darey in ey bilaabeen meelaha qaarkooda laga qaadey isbaarooyinkaas.

Gudoomiyaha waxaa uu dhaliil u direy Qurba joogta u dhashey deegaanka wuxuuna ku tilaamey in ey yihiin dad aan dal iyo dad toona ka maqneyn wuxuu sheegey in deegaanada kale ey dadkooda dhisteen maal gelina ku sameeyen.

 

Wareysigii oo dhan Halkan Hoose Ka Dhegeysta

Wareysi Gud.Deg. Afgooye_ Iiday

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. marka ugu horeysa scw sigaar ah waxaan u salaamayaa gudoomiyaha cabdullahi cabdi axmed.
    intaa kadib waxaan taageer sanahay howsha iyo da daalada uu ka wado degmada afgooye seda runta ahna waa nin halyeey ah una baahan in lagarab istaago,dadka reer afgooye waxaan leeyahay si daacad ah ula shaqeeya maamulka degmada ogaada waa gudoomiyihii ugu horeeyey oo udhashey degmada oo si sharci ah loo soo magacaabay,jaaliyadaha udhashey gobolkana waxaan leeyahay eedeymaha badan oon waxba kajirin inta la iska daayo meed ninko iisaa mara saartee degmada wax haloo qabto.

  2. Gudoomiyaha si fiican ayuu uhadlay aaway kuwii garab istaagi lahaa..war digilow maxaa idinku dhacay hurdada ka kaca walaalkiina kursiga idinku fadhiyana garabsiiya…
    Bulsho hadii aysan is garabsan wallahi dad kle ayaa ka faaideysanaya..isgarabsada garabsadana walaalihiina kale ee gobolka idinla dega gobolkana…hadii dadka gobolka la kala dilana ogaada gobolka anaga oo taagan ayaa la kala qeybsanayaa..markaasna biimaal aan ahay iyo digil aan ahay waxba teri meyso ee gobolka hadda aan u tashano dhinac walba..

    • qurbo joogto muxuu u eedeynayaa maa uu maamul sameeyo gobolka oo dhalinta soo wadda kiciyo mideeda kale iidey laftirkiisa wuxuu ka danbeeya kan adab qata dad aan afgoye u dhalanin, ilaa iyo hadana uu aminsanyahay inay difac u yihiin

Comments are closed.