Daawo: Socdaalkii uu Wasiirka Gashandhiga ku tegey Degmada Wanleweyn

3
36

FaqiWaxaan halka idinku soo gudbineynaa socdaalkii uu wasiirka gaashaandhiga ku tegey magalada wanleweyn kaasoo ey sheegeen dadka degen deegaanka ey si wanaagsan usoo dhaweeyeen wafdigaas isla markaana ey ugu tabiyeen wixii ey doonayeen in ey u sheegaan wafuudaas ayaga ah.

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. waa wax lagu farxo in magaaladeena wanla weyn maanta ay booqdaan madax ka tirsan dowlada iyo xildhibaan haji ali waxaana ka sugaynaa wax qabad wanaagsan wax yaabihi laga codsaday in dowlada loo gudbiyo ay kamid ahaayeen iskuulada jidadka iwm
    shabakadana way madasan tahay waa xuseen macoo uk salaamantaan dhamaantiin reer dfd meel walba ay joogaan

Comments are closed.