Jubada hoose iyo Bakool oo maanta howlgalo Milatari ka socda

0
37

dagiCiidamada dowladda Soomaaliya, kuwa ururka Raaskaambooni iyo ciidamada AMISOM ayaa saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ka wada deegaanada dhanka waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan dagaalyahannada Al-shabaab

Dhinaca kalena Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee Gobalka Bakool ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin ku aadan inay la wareegaan deegaano ka tirsan Gobalkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Warbixinadan waxaa Baardheere inooga soo diray Wariyeheena Axmed Cumar

wararkii ugu dambeeyey xiisadaha ka taagan Jubadda hoose