Ciidamada Dowlada iyo Shabaab oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

0
30

iiSida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Maykal waxaa dagaal adag ku dhexmaray duleedka Baydhabo ciidamo kuwa Dowlada ah oo lasheegay inay gadoodsanaayeen iyo kuwa Xarakada Shabaab

Iska hor imaad