Waa barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inuugu ah Suldan Warsame iyo Xasan Xaji

0
70

war xasBarnaamijkeenii Dadoow Doodnoy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino usbuuc walba maalinta Axada ayaa usbuucan waxaa inoogu marti ah Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin iyo Xasan Xaaji.

Barnaamijka ayaan waxaan diirada ku saari doonaa mamaul u sameynta gobolada koonfurta somaliya maadaama ey jiraan carqalado badan oo hor taagan marka si aan wax uga ogaano waxaan weydiiney su,aalo ku saabsabsan arimahaa suladaan warsame asaga ayaana noo tafatiri doona.