Barnaamijkeenii Dadow Doodnooy oo usbuucan marti noogu yahay Alfanan Mustaf Sheekh Adan

0
89

mustafDhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa usbuucan marti inoogu ah fanan Mustaf Sheekh Adan oo aad wada taqaanaan in mudo ahna kusoo jirey fanka somalida gaar ahaan midka afka maayga ah fanankan waxaa uu marar badan qaadey heeso ka turjumaya wadciga dalka iyo siyaasada guud ee digil iyo mirifle hadaba daawasho wacan.

Daafeet.Com