Tahriibayaal Somali ah oo ku geeryoodey meel aan sidaa uga fogeyn Dalka Liibiya

0
40

Bodies of illegal Somali immigrants, covered by Medecins Sans Frontieres personnel, lie on a beach in AhwarTahriibayaan somali ah oo kasoo ambabaxay dalka Suudaan kuna sii socdey dalkaLliibiya ayaa geeryoodey inta eysan soo gaarin dalka Libiya wararka waxaa ey intaasi ku darayaan in dhimashada kor u dhaaftey ilaa iyo 28 ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar.

Wararku ayaa sheegaya in laga kor mariyay tahriibayaasha shamiinto badan oo uu gaarigu waday si ciidamada ilaalada xadka ee dalka Liibiya looga qariyo, taasina ay sababtay inay shamiintada ku soo dunto ayna meesha ku neef qabatimoobaan.

Dhamaan meydadka dadkaasi, ayaa la geeyay caasimadda Libya ee Tripoli.

Waa shilkii ugu xumaa ee ay Soomaali intaa la eg mar qura ku dhintaan gudaha Libiya xilli ay doonayeen inay si sharci darro ah ku galaan dalka Libiya

Daafeet.Com