WARARKA

Dowlada kenya oo walaac ka muujisey heshiiska baarita shidalka somaliya

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay heshiiskii muranka badan dhaliyay ee shidaalka ee uu wasiir kamid ah xukuumada Soomaliya la galay shirkad...

Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo shaaciyey jewalka doorashooyinka 6 kursi

Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan...

Maamulka koonfur galbeed oo xilkii ka qaadey gudoomiyaha degmada badhaba

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo...

Maamulka jubaland iyo saraakiil itoobiyaan ah oo ka wada hadley xaalada amni ee deeganadaas

War kasoo baxay Taliska ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa sheegay in ay maamulka Jubbaland kawada hadleen xaaladda amni ee xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya. Kulanka...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey qeybo ka tirsan gobolka banaadir

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Bari oo ay wehlinayeen Ciidamada Duufaan ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo dad farabadan lagu qabtay waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img