WARARKA

Gudiga doorashooyinka hirshabele oo shaacisey jadwalka doorashooyinka 11 kursi

Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo...

Cudurka shuban biyoodka oo fara ba’an ku haya deegaano ka tirsan degmada walaweyn

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in uu sii kordhayo dadka u dhimanaya iyo kuwa uu soo ridanayo Cudurka Shuban biyoodka degaano...

Alshabab oo soo weerarey xero ay ciidamada dowlada ka degenaayeen degmada xudur

Faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa weerar qorsheysan oo saaka xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah degmada Xudur...

Ciidamada dowlada oo howlgalo lagu sugayo amniga ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64-aad Guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo xoogan ka fuliyay degaano hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha...

Dowlada kenya oo walaac ka muujisey heshiiska baarita shidalka somaliya

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay heshiiskii muranka badan dhaliyay ee shidaalka ee uu wasiir kamid ah xukuumada Soomaliya la galay shirkad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img