Video

Daawo: Suxufiyiinta Ka Howl Gala Magalada Baydhaba oo Ka Cabanaya Maamulka Koonfur Galbeed

Suxufiyiinta ka howl gala magalada baydhaba ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen qaabka uu ula dhaqmey maamulka koonfur galbeed maalintii shaley xili ay wafuud...

Daawo Wareysi Aan La Yeelanay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose

Warbaahin Daafeet Media ayaa wexey dhinacyo badan taabanaya waxaa ay la yeelatey gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose cabdi fataax Cabdulle Yusuf. Wareysigii oo dhan...

Daawo Fatahaada Ka Jirta Kenya iyo Qaramada Midoobey oo ka digtey in Kenya Ay Ka Dilaacaan Cuduro

Qaramada midoobey ayaa ka digey in cuduro ba,an ay ka dilaacaan fatahaada ka jirta dalka kenya ayadoo hey'adaha gargaarka ay dhib badan u marayaan...

Daawo: Dowlada Emaaraadka oo Ciidamo Geeyey Jaziirada Socotra ee Dalka Yemen

Ciidamo ka tirsan dalka imaaraadka ayaa la wareegay gacan ku heynta jazeerada Socotra ayagoo halkaasi geeyey maraakiib dagaal oo ay saaran yihiin diyaarado iyo...

Daawo Wareysi Xasaasi Ah oo La Yeelanay Musharaxa Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Sheekh Maxamed

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taanaya la yeelatey musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka golaha shacabka somaliyeed Avv Cali Sheekh Maxamed. Wareysigiina sidan ayuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img