Daawo Wareysi Xasaasi Ah oo La Yeelanay Musharaxa Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Sheekh Maxamed

0
94

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taanaya la yeelatey musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka golaha shacabka somaliyeed Avv Cali Sheekh Maxamed.

Wareysigiina sidan ayuu u dhacay.