Daawo: Suxufiyiinta Ka Howl Gala Magalada Baydhaba oo Ka Cabanaya Maamulka Koonfur Galbeed

0
43

Suxufiyiinta ka howl gala magalada baydhaba ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen qaabka uu ula dhaqmey maamulka koonfur galbeed maalintii shaley xili ay wafuud ka kala socota maamul goboleedyada imanayeen magalada baydhabo.

Suxuufiyiinta ayaa sheegay in loo diidey iney tagaan goobaha ay isugu imanayeen madaxda qaranka iyo maamul goboledeyada, wexey kaloo sheegeen in loo gesytey jirdil qaarka mid ah suxuyiinta.

Gudoomiye kuxigeenka ururka suxufiyiinta Qaranka isla markaana ah gudoomiyaha ururka suxufiyiinta KoofurGalbeed ayaa ku dhawaaqay in Todobaad shaqo joojinah in ay sameeyaan dhamaan Wakiilada warbaahinta kala duwan ee ka howl gala magalada baydhaba.