Daawo: Dowlada Emaaraadka oo Ciidamo Geeyey Jaziirada Socotra ee Dalka Yemen

0
53

Ciidamo ka tirsan dalka imaaraadka ayaa la wareegay gacan ku heynta jazeerada Socotra ayagoo halkaasi geeyey maraakiib dagaal oo ay saaran yihiin diyaarado iyo ciidamo kor u dhaafay ilaa iyo 100 askari wararkaasi oo ay xaqiijiyeen dowlada Yemen.

Qaarka tirsan wadamada qaliijka ayaa arintan cambaareeyey isla markaana ku eedeeyey dowlada imaaraadka iney ku xad gudbeen dalka yeman xaquuqdeeda.

SOURCE: AL JAZEERA NEWS